Meerto-Nololeedka Qoraha
Magaca : Maxamud Bile Dubbe
Hooyada: Khadiija Maxamed Idiris
Ku Dhashay : Bosaso 1948
Xaas ahaan : Xaas
Cinwaan : 25290-726434Mobile/Mobile/00252615593054
Bosaso Somaliya
Waxbarashda
Dugsiga Hoose/Dhexe : 1963 Bosaso
Dugsiga Sare: 1968 Muqdisho
1970 – 1971: Kuliyada Siyaasada (MidawgaSofyeti)
1975/1976 : Wabarasho hal sano Machadka
Culuuntasiyaasada
1977: Tababar waaya aragnimo ee Hogaaminta
Bulshada&Maamulka ee Dalka Czeckslovakia
1980 -1981: Tababar hal sano Maamulka iyo Maareynta (SIDAM)
WAAYA ARAGNIMO SHAQO
1972 : Gudoomiyaha Degmada Xamar-weyne
1973 : Gudoomiyaha Degmada Shingaani
!974 : K/S D egmada Wanla-weyn
1977/1978 Gudoomiyaha degmada Ceeri-gaabo-Sanaag
1979 Wakiilka wakaalada Ganacsiga Dharka
iyoMaacuunta
1981 Wakiilka Bangiga Dhexe ee Somaliya
1982/1996 Ganacsade
1996/1997 Wakiilka Khasnada Dhexxe ee Gobolka Bari
1998/2005 Madaxa maamulka ee Wasaarasada Maaliyada
1996/2005 Khibrad waayo aragnimo Baaris cilmiga
Bulshada(Ethnic sociology)
26/01/05 Wasiir ku xigeen Wasaaradda HawlahaG/D/Hawada
Puntland
15/12/2007 - Wasiirka Waxbarashada DG/Puntland
25/01/2009 Xubin Barlamaanka Somaliya.
ABAAL MARIN
1 . Billad Maar ah oo Hawl-Karnimo.
LUQADAHA
1)- Somali 2)- Carabi
3)- English